WASIIRKA OO MAGACAABAY XOGHAYAHA DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA JARIIBAN.

Garowe: April 19, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghaya Dowladda Hoose ee Degmada Jariiban u magacaabay Barkhadle CabdullaahiShire (Hoobaal). Sidaa darteed, waxaa la farayaa maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Jariiban iyo Iskuduwaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL ee Gobolka Mudug in la fuliyo dhaqan gelinta magacaabidda Xoghayaha Cusub.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top