Galdogob 29, 2025: Masuuliyiinta Dawladda Puntland ee ku sugan Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa booqday Kasmtamka Tuur-dibi, xaruntii hore Farsamada gacanta iyo qaybo ka mid ah beeraha wax soo saarka Galdogob.

Masuuliyiinta Dawladda ayaa dhagax dhigay wadada Tuur-dibi Gaalkacyo iyo Iskuulka farsamada gacanta Degmada Galdogob.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top