Galdogob: January 29, 2025: Masuuliyiinta Dawladda Puntland ee ku sugan Degmada Galdogob ayaa saaka kormeeray Cisbitaalka weyn ee Degmada Galdogob.By Eng Mohamett Mohamoutt / January 29, 2025 Masuuliyiinta Dawladda ayaa waxaa cissbitaalka ku soo dhaweeyey maamul iyo hawl-wadeenada kala duwan ee cisbitaalka waxaana si guud loogu kuurgalay xaaladda guud ee Cisbitaalka. ▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎ XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.