WASIIRKA OO MAGACAABAY XOGHAYAHA DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA CARMO.

Garowe: May 14, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghaya Dowladda Hoose ee Degmada Carmo u magacaabay Maxamuud Axmed Siciid(Heelo). Sidaa darteed, waxaa la farayaa maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Carmo iyo Iskuduwaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL ee Gobolka Bari in la fuliyo dhaqan gelinta magacaabidda Xoghayaha Cusub.

 

 

▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎

▪︎

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top