Garowe: May 14, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghaya Dowladda Hoose ee Degmada Balli-dhidin u magacaabay Axmed Siciid Maxamuud (Filfil). Sidaa darteed, waxaa la farayaa maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Balli-dhidin iyo Iskuduwaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL ee Gobolka Bari in la fuliyo dhaqan gelinta magacaabidda Xoghayaha Cusub.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
