Bosaaso: February 06, 2025: Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland H.E Abdirahman Khaliif Faarah ayaa ka qaybgalay olaha dhiig shubka ee lagu garab istaagayo ciidankeena ku jira hawlgalka ciribtirka argagixisada ee buuraha Cal-miskaad ee Gobolka Bari.

Wasiir waxaa weheliyey Guddoomiye ku xigeenka Degmada Bosaaso Mudane Bashiir Faarax Siciid iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ismaciil Cali jaamac (Buureed).
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top