Guud ahaan maanta Degmada Xarfo iyo nawaaxigeeda waa nabad, Waftiga oo kormeeray goobaha ganacsiga, Ceelasha xoolahu ka cabaan ayaa dadka deegaanka ugu baaqay in nabadda laga wada shaqeeyo.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.











