Degmo kasta waxaa tababarka ka faa’iidaystay 20 xubnood oo ka tirsan Golaha Dhalinyarada Degmada, kuwaas oo ka go’an inay door muuqda ka qaataan horumarinta bulshadooda.
Tababarradan waxay qeyb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku horumarinayso kartida dhalinyarada, si ay mustaqbalka u noqdaan hoggaan wax-ka-bedel ku sameeya deegaanka ay ku nool yihiin