Garowe: July 02, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa oo Weheliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda H.E Abdirahman Khaliif Faarah ayaa Shahaado-sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyaasha Gobollada Mudug iyo Sanaag.

Laba Guddoomiye Gobol ayaa abaalmarintaan ku muteystay xoojinta xiriirka maalinlaha ah ee ku saabsan hawlaha shaqo ee heer Gobol, taasoo fure u noqotay in si wax ku ool ah wax looga qabto baahiyaha shacabka ee heer Gobol iyo Degmo.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top