Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland, Qunsuliyadda Ethiopia ee Garowe iyo Jaaliyadda Ethiopia ee Puntland ayaa ka wada hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa Amniga iyo isdhexgalka bulshada.
Kulankaan ayaa waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Waaxda Daryeelka Bulshada Beexaani Axmed Barre iyo la taliyaha Wasaaradda Mohamed Jama Geelle.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.















