Garowe: December 19, 2024: Wasiirka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa qado sharaf u sameeyey Guddoomiyaasha Degmooyinka Puntland ee shirka ka soo qaybgalay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top