Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta ka qaybgalay Caleema saarka Suldaan Ahmed Geelle Cabdiweli oo Gaalkacyo lagu caleema saaray.
Wasiirka ayaa Suldaan cusub kula dardarmaay in uu qayb ka noqdo dedaalada nabadda ee Beelaha iyo ka shaqaynta samaha.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.


















