Garowe: June 17, 2025: Maalinta 2-AAD shirka Maamul Wanaagga iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada.

Shirkan oo muhiim u ah tayeynta
adeegyada dadweynaha iyo xoojinta xiirirka hay’adaha dowladda si loodadajiyo adeega bulshada ayaa Mudadii uu socday shirka waxaa si qoto dheer looga dooday Caqabadaha hortaagan hay’adaha dowladda ee la xiriira daadejinta adeegyada dadweynaha,
muhiimadda iskaashi iyo wadashaqeyn ee udhaxaysa Dawladda dhexe iyo Dawladaha Hoose.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top