19 December 2024 Boosaaso.

Waaxda Daryeelka Bulshada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimoqraadiyeynta Dowlada Puntland ayaa magaalada Bosaaso tababar ugu qabatay xog uruuriyayaal xog kasoo aruurinaya 20 kaam oo ay degan yihiin Barakacayaasha ku nool magaalada Boosaaso.
Tababarka waxaa furay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Boosaaso Bashiir Faarax Siciid oo uu weheliyo Agaasimaha Waaxda Daryeelka Bulshada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland
Beexaani Axmed Barre , waxaa kaloo ka soo qeybgalay Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Dowladda Hoose Degmada
Boosaaso Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ( Qambi ) .
—DHAMMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top