𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐦𝐨.

Ku: Guddoomiye ku xigeenka Degmada Carmo
Ku: Dhammaan xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Carmo ee Gobolka Bari.
Og: Iskuduwaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Gobolka Bari
Og: Guddoomiyaha Gobolka Bari
Og: Madaxweynaha Dawladda Puntland
𝑼𝒋𝒆𝒆𝒅𝒅𝒐: Wargelin Jadwalka Doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Carmo.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland iyada oo tixtaacaysa qoraalka ku taariikhaysan June 28, 2025, kana soo baxay Xafiiska Guddoomiye ku xigeenka Degmada Carmo, kuna saabsan magacaabis Guddiga doorashada Guddoomiyaha Degmada Carmo, waxay ku wargelinaysaa dhammaan xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Carmo in ay u diyaar garoobaan doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Carmo
𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮.
1. Diyaar garowga Xubnaha Golaha Deegaanka 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟖, 𝟐𝟎𝟐𝟓 ilaa 𝐉𝐮𝐥𝐲 𝟎𝟑, 𝟐𝟎𝟐𝟓
2. Dhaarta iyo doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka 𝐉𝐮𝐥𝐲 𝟎𝟒, 𝟐𝟎𝟐𝟓.
▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top