Dhahar: January 30. 2025: Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta ee Dawladda Puntland

oo kaashanaysa Hay’adda KAALO ayaa degmada Dhahar ee gobolka Haylaan ka daahfurtay kulamada Dadweynaha iyo Maamulka ee isla xisaabtanka iyo Daah furaanta oo u dhexeeya dawladda hoose iyo dadweynaha degmada Dhahar.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top