Cabaqahii jiray iyo soojeedinta maamulka iyo Golayaasha degaanka Dagmooyinka ee ku aadan meelaha uu baahan in laga tayeeyo degmooyinka hogaaankooda lagu doortay Hal qof iyo Hal cod.
Degmooyin Xingalool, Buraan, Dhahar, Badhan ,Waaciye iyo Carmo oo maamulkooda iyo Golayaashooda degaanka la tababaray ayaa kormeerkaan u kuur galida ah ee Wasaaradku samaysay iyadoo soo ururisay baahiya iyo meelaha kale ee la doonayaa in laga taageero mustaqbal ka.







