Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo ka duulaysa Shirweynihii Dardargelinta Dedaalada nabadeynta ee Gobolka Mudug ee ay fureen labada Madaxweyne Puntland iyo Galmudug, waxay magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ku qabatay shir lagu adkaynayo Nabadeynta Galbeedka Gobolka Mudug.
—DHAMMAAD—
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.




